|
Dhamaantiin waxaan idin leeyahay kusoo dhawaada web kan cusub oo aanu ugu talagalnay inanu kaga shaqynao horumarinta bulshada soomaaliyeed meelkas too ay joogaaniin waxaanuna usheegaynaa walaalayaal inaad noosoo sheegtaan waxkas too rayigiinaha amaba talo iyo tusaalaa sida awgayd waynu wada shaqaykarnaaa hadaynu iskaashano oo anu isku gacan ahaano hadii aan itaa kaga gudmo waxaan doonayaa inaa idinla socodsiiiyo webkaa oo aad ka heli kartaan waxakastoo aydaan doonaysaan haduu yahay war/ciyaaro/suugaan/waraysiyo/ iyo waxaayala badan oo akale markaa wixii aad doonaysaan waad kahelikartaan sidaa awgeed waxaan doonayaa inaan kaga hadlo xaalada dhabtaha ee maanta somaliya kajidha.....
hadaba hadii aan idiinsii faahfaahiyo sabaabta aan web kaan aan ufuray waxay kamidtahay inaan kordhino isgaarsiinta umada soomaaliyeed meelkastay aduunka ka joogaaniin oo ay kala socdaaniin wararkii ugudambeeyey ee dalkooda ama meelaha ayku dhaqan yihiin oo aykunoolyihiin sidaa awgeed waxaanu siku xilasaaraynaa inaanu idinla soosocod siino wax kasta oo kadhaca dhanaa adoonyadoo idil inaanu si da ugu dhaqsahabadan oo aanu awoodno idiinku soo gaarsiino sidaa wageed waxaanuna ka cudur daaranaynaa hadii awaxqaladaada ha jiraan inaa karaali ahaataan waxkastaba ahahaatee.....
|